QORSHaYAASHA (PLANS) QORE AMIIR HAJI SANKA

QORSHAHA MAALIN LAHA AH

                                                     DAILY ROUTINE

Markii aad tahay qof qorshaysan waxaa tahay qof leh nidaam iyo go'aan.
qormadaan waxaan kubaranaynaa sida loo dajiyo jadwal ama qorshayaal joogta ah.

Samaynta qorshayaasha waxay ukala baxaan noocyo badan, hadiise aan wax kataataabto waxaa kamid ah.

  • Qorshaha maalin laha ah PDF. qorshahaani waxaa ladajiyaa habeenkii intaadan seexan, waana inaad dajisa barito hawshaad qaban lahayd adoo sida ay ukala horeeyaan uqoraya. kadibna waa inaad habeen danbe ogaataa wixii kaaga qabsoomay waxaad habeen hore dajisay, jadwalkaasi waxaa layiraahdaa qorshe hawleed MAALIN LE AH.
  • Qorshe dajinta isbuuclaha ah PDF. Qorshahaan waxaad ubaahantahay markii aad qorshaysato isbuuca soosocda qorshayaal iyo waxaadna ku astaynaysaa saacada iyo maalinkaas waxaad damacsantahay
  • Qorshe dajinta sanad laha ah. qorshe dajinta sanad lahaa waa inaad dajisaa dabayaaqada sanadkasta, inta aadan dajina kafakadha waxyaabihii hore oo kaaga qabsoomay sanadkii tagay.
             
         Waxaa qoray qormadaan:
        Yusuf Abdullahi Ali (Amiir Haji Sanka)



No comments:

Post a Comment

MY POSTS

VIRAL NEWS Lose Angles

The Latest News from Los Angeles: A massive fire has broken out in Los Angeles, USA, forcing the evacuation of over 30,000 people. The fire ...

MY POSTS