FREE COURSES ALISON COURSES. OPERATION MANAGEMENT PDF Module1 and Module2.
Operations Management Having completed this module you should be able to:
- Define the role of operations management as part of the whole organization.
- List the key responsibilities and skills of an operations manager.
- Demonstrate an awareness about the historical development of operations management.
- Outline the different stages of the transformation process using the Input/output Transformation Model. Identify the four key sources of process variations.
- Examine the steps involved in conducting a process efficiency audit.
Module 2: Operations
Management and Decision-Making
Having
completed this module you should be able to:
- o Compare and contrast the difference between strategic
operations decisions and tactical operations decisions.
- o Name the three types of models that can be used as a
decision-making tool.
- o Outline the nine types of operations management
decisions.
- o Describe the four stages of Hayes and
Wheelwright’s Four Stages of Operations Contribution.
prayer is the solution to sadness, it is the key to happiness and peace. Salaado waa xalka murugta iyo culayska, Waana furaha farxada iyo badqabk
Kalmada maanta / The word of today /translated From somali to English / sawiro dhiiri galin ah oo maalin la ah.
kusoobiir baraheena bulshada waxaana kahelaysaa maqaalo maalin kastaa (Daily articles).
social links
facebook: https://web.facebook.com/Amiirhajisanka1 Instigram: https://www.instagram.com/amiirhajisanka/ Twitter: https://twitter.com/Amiir_Haji_ Website: http://amiirhajisanka.blogspot.com/
DHAQAN GALINTA ISBADALLADA NOLOSHAADA DHIIRI GALIN
DHAQAN GALINTA ISBADALLADA NOLOSHAADA

ISBADAL/QORAA: Amiir haji sanka
Banii
aadamku waxa uu ilahay maskax fikirta iyo dabeecado muujinaya fikiradaa ay
maskaxdaasi fakadhay.
Dabcan
mawduuceenaan waxaan oga hadlaynaa ruux lahaa dabeecadu xun xun amaba qalafsan,
had iyo gooriba jecel dabeecadahaasi inuu iskabadalo. Laakiin
si kastoo damco inuu badalo oo uu iskaga tago waxa uu arkayaa isagoo dhex
taagan dabeecadihiisi qalafsanaa, kadibna uu iska dhaadhiciyo in uu badalmayn
dabeecadaani kadibna uu karajo dhigo dadaalkii iyo juhdigii uu kubixinayay sida
uu oga takhlusi lahaa dabeecadihii iyo dhaqamadii adkaa.
Waxaan
kulawadaagayaa talooyin aad oga tagi kadho mudo yar dhaqamadaas aad laftirkaagu
isku dhaliishay , dadka kugu meegaarana {qaraabo, saaxiibo,} kugu dhaliileen.
Kasooqaad
waxaad tahay qof aad u cadho badan (Xanaaq badan). Marwalibana ah qof aan
lafahmi karin lala kaftami karin xanaaqiisuna aan xad lahayn, misna aan
xakamayn karin ficilada iyo hadalada uu odhanayo marka uu xanaaqo, kaga bogo qormadaan
talooyin aan isleeyahay waxaad kuxalin kadhaa caqabadaan kula soogudboonaatay.
1. Iska ilaali wax yaabaha aad ogtahay
nafsadaada inay dhibsanayso amaba kaxanaaqayso,.
2. Xakamee dareenadaada noockastay ahaadaan.
Gaajada,xanaaqa,jaceylka,nacaybka xataa xakamee farxadaada iyo murugtaada. Intaasba
waxay leeyihiin qaabab loo xakameeyo waxaana kaga hadli doona mowduuca xiga, ee
fadlan nagu soobiir oo rukumo WEBSITEKEENA: w.w.w.amiirhajisanka.blogspot.com
3. Isbar bulshada oo noqo qof bulshaawi ah oo
furfuran, ileen dabeecada ah kahadlayno
qofka leh lagumayaqaan inuu yahay qof bulshaawi ah. Iskana dhawar
kalinimada.
Qodobadaan aan soo sheegnay waa qaar kamid ah sidaad
iskaga dawayn lahad dabeecadahan
Hadaba see u dhaqan galin karnaa ama go aan oga
qaadanaa amaba aan qodobadaa ugu dhaqanaa maadaama ay adagtahay inaan dabeecad
waqti badan aan lahayn inaan iskabadalno.
Raac qodobadaan oo commentga nagulawadaag fikirkaagaa amaba fariin noogusoodir Emailkaan Happyamiir129@gmail.com
1. 1- Ha ku adkeen naftaada inaad maanta go’aan
kuqaadato kadibna isla maanta.
Dabeecadaha iyo dhaqanka maaha kuwo kubadalma dheel dheel balse waxa uu kubadalmaan go’aan qaadsho
adoon ku adkeen naftaada oona caburin balse aad oga tanaasusho aayar aayar.
2. 2- Joogtayn:- waa inaad joogtaysaa ficilada
cusub ama dabeecadaha cusub aad lasoobaxday ama aad go’aansatay inaad samayso
maahan kaliyato inaad maalin waliba samayso ee waa inaad waqti kastaba wax
kasamaysaa dabeecadahaan.
3. 3- Iska mashquulin:- waa inaadan isa siiraacin
dabeecadaadii hore amaba aadan isku bar dhigdhigin dabeecadan aad hadda go’aansatay
ama dhaqamadaad jeclaysatay inaad lahaato.
4. 4- Isdhiira galin:- naftaada waa inaad dhiiri galisaa adoon qof kale dhiiri galin kasugin. Markii aad katagtay caadooyinka xun xun iyo dabeecadaha xun xun, markaad qaadato go’aanada wan wanaagsanaa waa inaad misna aad bilowdid inaad kudhaqantid waa inaad dhiiri galisaa naftaada oo aad ugu faraxdaa sidoo kalena waa inaad kufaanta naftaada siisana kalsooni badan.
5. 5- Aragti dheeri:- Waa inaad maskaxdaada noqotaa mid aragti dheer oo meel fog kafakadha, taasina waxay ku imaanaysaa waa inaad xog waraysataa oday dhaqameedyada, si dagana udhagaysataa dardaaranka iyo waanada dadka kaa da’da wayn, sidoo akle waa inaad qof markuu wax kuusheegayo aad udhag raaricsaa kadib aad fakarkaa dhiiban kadhid.
6. 6-Aqris farabadan:- Aqris farabadan samee iyo daraasaad farabadan adoo kamshquulaya dabeecadihii xumaa aqrisana buugaagta waaya ragga waayo aragyadaa ee nolosha kasoo maray marxalado farabadan iyo caqabado.
7. 7-Isdaryeelid:- Daryeel naftaad jidhkaaga iyo qalbigaaga kana ilaali in muddo ah qalbigaaga hadalada kudhiba ee soo kicinaya dhaqamadii adkaa aad katagtay, kuguna qasbaya inaad soo noqotaa oo aad noqotaa qof go’aankaaga burburinaya.
1. 8- Kafagow dadka ixtiraam la,aantaa :- iyaguna waxay isku dayayaan inay xumaantii dib usoo kiciyaan iyagoo kugu jees jeesaya kana hadlaya isbuuc kahor saad ahayd.
2. 9- Kafiirsasho:-waa inaad toban jeer kafiirsataa hadalada afkaaga kasoobaxaya aadna iska ilaalisa hadalada danbigaa iyo hadalada dhibaataynaya dadka kale oo kugu meegaarsan amaba bulshada.
3. 10-Horay usocosho:- waa inaad barataa horay usoco aadan marnaba gadaal soofiirin, caqabad kasta ugu dulqaado sidaad horay oga socon lahayd.
MY POSTS
VIRAL NEWS Lose Angles
The Latest News from Los Angeles: A massive fire has broken out in Los Angeles, USA, forcing the evacuation of over 30,000 people. The fire ...
MY POSTS
-
Faa idad wax akhrinta Wax akhrint waxay leedahay faa'idooyiin aad ufarabadan. wax akhrisku waxa uu ...
-
QORSHAHA MAALIN LAHA AH DAILY ROUTINE Markii aad tahay qof qorshaysan waxaa tahay qof l...
-
AMIIR HAJI SANKA Testosterone is a steroid hormone belonging to the androgen group. It is the primary male sex hormone but is also present i...

