AMIR COMPANY...... COMPANY PROFILE PDF..PPT
COMPANY PROFILE: AMIR COMPANY
COMPANY EMAIL: Amircompany2023@gmail.com
Free pdf Qura'an translated to somali. Qur'aan lagu turjumay afsoomali Tafsiir Aqoonmaal library
Free PDF QURAN TRANSLATED TO SOMALI. AQOON-MAAL LIBRARY...
FREE SAMPLE CHECLIST FOR THE TRANSPORTORS PDF FILE sahal Transport limited...........
sahal Transport limited...........
QORSHaYAASHA (PLANS) QORE AMIIR HAJI SANKA
QORSHAHA MAALIN LAHA AH
DAILY ROUTINE
Markii aad tahay qof qorshaysan waxaa tahay qof leh nidaam iyo go'aan.
qormadaan waxaan kubaranaynaa sida loo dajiyo jadwal ama qorshayaal joogta ah.
Samaynta qorshayaasha waxay ukala baxaan noocyo badan, hadiise aan wax kataataabto waxaa kamid ah.
- Qorshaha maalin laha ah PDF. qorshahaani waxaa ladajiyaa habeenkii intaadan seexan, waana inaad dajisa barito hawshaad qaban lahayd adoo sida ay ukala horeeyaan uqoraya. kadibna waa inaad habeen danbe ogaataa wixii kaaga qabsoomay waxaad habeen hore dajisay, jadwalkaasi waxaa layiraahdaa qorshe hawleed MAALIN LE AH.
- Qorshe dajinta isbuuclaha ah PDF. Qorshahaan waxaad ubaahantahay markii aad qorshaysato isbuuca soosocda qorshayaal iyo waxaadna ku astaynaysaa saacada iyo maalinkaas waxaad damacsantahay
- Qorshe dajinta sanad laha ah. qorshe dajinta sanad lahaa waa inaad dajisaa dabayaaqada sanadkasta, inta aadan dajina kafakadha waxyaabihii hore oo kaaga qabsoomay sanadkii tagay.
Waxaa qoray qormadaan:
Yusuf Abdullahi Ali (Amiir Haji Sanka)
Subscribe to:
Posts (Atom)
MY POSTS
VIRAL NEWS Lose Angles
The Latest News from Los Angeles: A massive fire has broken out in Los Angeles, USA, forcing the evacuation of over 30,000 people. The fire ...
MY POSTS
-
Faa idad wax akhrinta Wax akhrint waxay leedahay faa'idooyiin aad ufarabadan. wax akhrisku waxa uu ...
-
QORSHAHA MAALIN LAHA AH DAILY ROUTINE Markii aad tahay qof qorshaysan waxaa tahay qof l...
-
AMIIR HAJI SANKA Testosterone is a steroid hormone belonging to the androgen group. It is the primary male sex hormone but is also present i...